Malaayiin Qof Ayaa Ka Qayb Gashay Mudaharaadyada Isbeddelka Cimilada Ee Caalamka Ka Socda

0
362

Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayb qaateen “iyaga oo dalbanaya in la helo cimilo caddaalad ku dhisan” dadka oo dhanna deeqda.

Ololahan waxaa sabab u ahayd gabar yar oo lagu magacaabo Greta Thunberg, oo dalbatay iney 1.1 milyan oo caruur ah ay ka qayb qaataan mudaharaadka iyaga oo maalintaa ka harayo waxbarashada.

Waa kuwan qaar ka mid ah sawirrada laga qaaday mudaharaadyada dunida oo dhan ka socda.

Magaalada Melbourne, Australia

Mudaharaadayaasha magaalada MelbourneLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Mudaharaadayaasha magaalada MelbourneLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES

Magaalada Bangkok, Thailand

Dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka oo sida meydka dhulka iswaray iyaga oo boorar sitaLahaanshaha sawirkaREUTERS

Mudaharaadayaasha waxay sida meydki iisu wareen afaafka hore ee xafiiska Wasaaradda Deegaanka iyo Kheyraadka Dabiiciga Bangkok.

Qof ka mid ah mudaharaadyaasha oo boor sita oo dhulka jiifaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee BangkokLahaanshaha sawirkaREUTERS

Magaalada Berlin, Germany

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee BerlinLahaanshaha sawirkaREUTERS

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee ka dhacaya bartamaha magaalada Berlin

Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee BerlinLahaanshaha sawirkaREUTERS
Mudaharaadayaasha isbeddelka cimilada ee BerlinLahaanshaha sawirkaREUTERS

Magaalada London, UK

Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Trafalgar ee magaalada LondonLahaanshaha sawirkaALAMY

Mudaharaadayaal isugu yimid bartamaha fagaaraha Trafalgar ee magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Mudaharaadayaasha Milbank ee LondonLahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Mudaharaadayaasha London oo boor sitaLahaanshaha sawirkaPA MEDIA
Mudaharaadayasha LondonLahaanshaha sawirkaPA MEDIA

Magaalada Cambridge, UK

Mudaharaadayaasha CambridgeLahaanshaha sawirkaPA MEDIA

Southampton, UK

Dadka u dhaqdhaqaqa cimilada oo xiran dhar casaan ahLahaanshaha sawirkaALAMY

Inta ay goobta mudaharaadka ka dhacayo ay gaadhin ka hor dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha deegaanka waxay soo muuqdeen iyaga oo dhar cas soo xidhay.

Magaalada Nairobi, Kenya

Mudaharaadayaasha Nairobi oo boor sitaLahaanshaha sawirkaREUTERS
Mudaharaadayaasha NairobiLahaanshaha sawirkaREUTERS

Magaalada Warsaw, Poland

Mudaharaadayaasha Warsaw

Lodz, Poland

Mudaharaadayaasha Lodz

Prague, Czech Republic

Mudaharaadayaasha ParagueLahaanshaha sawirkaEPA

Mudaharaadayaal isugu yimid fagaaraha Old Town ee dalka Prague.

Mudaharaadayaasha PragueLahaanshaha sawirkaEPA

Magaalada Quezon ee dalka Philippines

Mudaharadayaasha jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon ee dalka PhilippinesLahaanshaha sawirkaEPA

Mudaharaadayaasha cimilada deegaanka waxay mudaharaad qurux badan ku qabteen jaamacadda Philippines ee magaalada Quezon oo ku taallo bariga Manila, dalka Philippines.

Magaalada New Delhi, India

Mudaharaadayaasha New DelhiLahaanshaha sawirkaAFP

Xeebta Sanur Bali, Indonesia

Mudaharaadayaasha jasiiradda Bali ee dalka induniisiyaLahaanshaha sawirkaAFP

Mowduucyada la xiriira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here