Wargalin Cidii Aragta Haweenay Xanuusanaysa

0
383
 

Waxa lagu wargalinayaa dhammaan bulsho waynta ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeyeysa iyo Nawaaxigeeda cidii aragta gabadh Da’deedu tahay 21 Jir oo Xanuunsanaysa midabkeeduna maariin dhalaal yahay kana soo Lutay Magaaladda Muqdisho gaar ahaana Xamar,Magaceedana La,yidhaahdo Siraad Maxamed Cabdule

Isla markaana Eheladii dhashay Inantaasi loogu soo sheegay in lagu arkay caasimadda Hargeysa Dhexdeeda iyadoo mareysa.

Hadaba Cidii Aragta Haweenaydaasi Xanuunsanaysa waxa si Naxariis leh Looga Codsanayaa inay ku soo hagaajiyaan Nampers ka

 0634699390-0636601975 

ama Dukaanka Dharka ee ELITE TAILOR ee/Radio Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here