Dablay Hubaysan Oo Weerar Culus Ku Qaaday Weriye Ka Hawl Gala Gobolka BUUHOODLE Iyo Xaaladiisa Oo Laga Dayrinaayo

0
323
Dablay Hubaysan Oo Weerar Culus Ku Qaaday Weriye Ka Hawl Gala Gobolka BUUHOODLE Iyo Xaaladiisa Oo Laga Dayrinaayo Saxafi Ka Hawl Gala Gobolka Buuhoodle Ayaa Habeenimadii Xalay Dablay Hubaysani Weerar Ku Qaaday,Dablaydan Ayaa Rasaas Faro Badan Ku Riday Weriyaha Waxaana Ka Soo Gaadhay Dhaawac Culus,Saxafigan Oo Ka Hawl Gala Tvga KALSAN Ayaa Lagu Magacaaba Xuseen Xasan Cade

Waxaana Dhaawaciisa Lagu Dabiibaya Cusbataalka Weyn Ee Magaalada BUUHOODLE,Iyada Oo Xaaladiisana Laga Dayrinaayo,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here