Daawo: “Haddii Naasir Cali Shire Uu Bari Kismaayo Tago Maxaa Anigana Ii Diidaya In Aan Garoowe Tago ” Xildhibaan Dhakool.

0
345

Xildhibaan Dhakool oo ka mid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa ka hor-yimid in Somaliland ka qayb-gasho caleemo saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Modoobe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here