Daawo:  Xisbiga Waddani ayaa hakiyay xubintii ay dhawaan u xusheen in ay ku darsadaan guddida doorashooyinka cusub.

0
320

Waddani ayaa qoraal ay ku hakinayaan xubintooda u gudbiyay shirguddoonka wakiillada sida uu sheegay guddoomiyaha wakiilladu.

Waddani ayaa ka cabanaya xubnaha uu soo magacaabay madaxweynaha Somaliland oo ay sheegeen in xisbiga Kulmiye ay ka tirsan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here