Daawo: Xisbiyadda WADDANI Iyo UCID Oo Booqday In Ka Badan 600 Oo Qoys Oo Sheegay In Qoyska Madaxweyne Biixi Ka Qaadayaan Dhulkii Ay Daganaayeen

0
309

Mas’uuliyiin ka socda labada xisbi ee Waddani iyo UCID ayaa saaka booqday in ka badan 600 oo qoys oo sheegay in Qoyska madaxweyne Biixi, ka qaadayaan dhulkii ay daganaayeen

 

Xildhibaan Nacnac, ayaa isna la socday mas’uuliyiinta booqashada sameeyay.

Mas’uuliyiintan ayaa ku baaqay in madaxweyne Biixi, Caddaaladda dib ugu soo laabto oo uu joojiyo barakicinta uu dadka Danyarta ah ku hayo sida ay hadalka u dhiggeen.

 

Labada xisbi ayaa sheegay in goleyaasha ay gaynayaan mooshin lagu badbaadinayo dadkan Danyarta ah dhulkooda.

Waxyaabaha xusida mudan waxa ka mid ah in Guryo dhisan oo sharci leh lagu amray dadka leh in ay iskaga guuraan sida ay sheegeen, 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here