Daawo: Shirkadda DP World Oo Sheegtay In Dhaawac Iyo Fadeexad Ay Ku Noqotay Dacwaddii Iyo Dagaalka Ay La Gashay Jabuuti.

0
303

Shikradda DP WORLD ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay in muranka iyo dacwaddii dhexmartay iyaga iyo dowladda Djibouti ee ku aadanaa maamulka Dekedda Doraaleh, ay taasi dhaawac gaadhsiisay shirkadda, isla markaana ay ku adkaatay inay bangiyada caalamka ka hesho deyn ay ku maalgaliso mashaariic cusub,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here