Xukuumada Somaliland cadadadis kaga yimi shacabkeeda Hada Ku Dhawaaqday Gudida Taakulaynta BELEDWEYN

0
392

Xukuumada Somaliland Oo Hada Ku Dhawaaqday Gudida Taakulaynta BELEDWEYN

Somaliland ayaa ku dhawaaqday guddi ka shaqayn doonta Kaalmaynta dadka ay waxyeeladu ka soo gaadhay Fatahaada webiga Shabeelle ee Beled-weyn.

Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Somaliland ayaa shaaciyay guddida oo ka kooban ,Culimo, Ganacsato, iyo Rugta Ganacsiga.

Guddidan ayaa isku dubari doonta dhammaan kaalmooyinka laga ururinayo gobolada Somaliland ee loo fidinayo Beled-weyn.

XigashoHassan Galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here