Dawlada Maraykanka Oo Soo Saartay War Somaliland Farxad Galiyay

0
331

 

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Documentiyada ka soo baxa Somaliland gaar ahaan kuwa lagu sheego, dhalashada, dhimashada iyo guurku ay leeyihiin nidaam kaydin wanaaagsan, isla markaana la aqbalayo marka qofku uu dal-ku-gal ka dalbanayo dalka Mareykanka.

Hase ahaatee shuruud ayaa la socota, taasi oo ah in qofka la dhaarinayo iyadoo la sii hubinaayo sax ahaanshaha documentiyada.

Wasaaradda ayaa warkan ku sheegtay boggeeda internetka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here