Xildhibaan Axmed Cabdi Dhinbil oo xalada Dalka walac ka mujiyay iyo golaha gurtida baq u diray,

0
327
Xildhibaan Axmed Cabdi dhinbil ka mida Golaha Degaanka Degmada Burco kana mida Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ayaa qoral ku qoray bogiisa Facebooga u qoran yahay sidatan hoos ku qoran.
Ilaahaw khayr ka dhig waad nooga dhigi jirtaye…. waxaan maanta aad uga cabsi qabaa ujoojin la,aanta madaxwayne muuse biixi ee ku aadan xisbiga wadani taas oo aan u kala saari waayey tiiqtiiqsi xisbi iyo inuu mooday inay sidaas ku badinayso wax khaldanina aanay jirin. Waxaan hubaa hadii madaxwaynuhu daacad yahay inuu dhamayn lahaa murankaa badan talka ka taagan xisbiga wadanina ay u hogaasami lahaayeen hadii uu dhianaca wacan ka haaneedo. Waxaanan u arkayaa anigu in madaxwaynaha iyo teemka uu maamulo ay xalin kari waayeen khilaafka doorashada kaas oo mudo dheer dalka ka taagnaa, waxaanan kaloo aad uga xumahay in xisbigayga kulmiye isku qanciyo xisbiga ucid oo ah xisbi qaran laakiin aan ka ahayn 10% shacbiga somaliland . Waxaynu u baahanahay isu tanaasul iyo tudhaale badan in la sameeyo oo nabad gelyada la ilaaliyo dhinac kastaana ka fekero in shacbigu maanta waxa qudha ee ay quutaan ay tahay nabad. Waxaan ugu baaqayaa golayaasha dalka gaar ahaana guurtida in laysku dayo in la dhex galo sidii caadada inoo ahayd labadaas xisbi ee kulmiye iyo wadani oo iminka xaalkoodu u muuqdo mid faraha kasii baaxaya.
Xil.axmed dhimbiil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here