Shaqaale Waynaha QoryaaleNews.Net Oo Hambalyo Udiray Weriye Maxamed Mooto

0
402

Dhamaan Shaqaale Waynaha Qoryaale News Waxay Hambalyo An Lasoo Koobi Karin Hawada Umarinayaan Weriye Maxamed Xuseen Ismaaciil {Maxamed Mooto} Iyo Marwadiisa Cusub Marwo Farxiya Cawil Axmed Oo Meherkoodu Maanta Uu Ka Dhacay Hotel Maansoor Ee Magaalada Burco Isku Wara Ubad Khayr Qabana Kala Hela Banu Idin Leenahay Anago Ah Shaqaale Waynaha Warbaahinta Qoryaale News Oo Isku Duuban 

 

 

QoryaaleNes.Net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here