War Deg Dega :Hogaamiyaha Xisbiga Wadani oo hada ka hadlay xadhiigi.

0
388

Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ah hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani ayaa hada qoral soo dhiigay barta ku leyahay Facbooga oo sidatan u qoran.

 

Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo shacabka Somaliland ee samaha jecel ba waxa aan u cadaynayaa inaanu jirin in la i xidhay.

Sidoo kale waxa aan canbaaraynayaa Xadhiga lagula kacay Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani iyo Afhayeenkii Xisbiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here