Nuxurka Qodobobadii Kasoo Baxay Dhex Dhaxaadinta Wadani Iyo Xukuumada

0
368

Kulan ay Hargeysa kula yeesheen labada xisbi guddida dhexdhexdaainta mucaaradka iyo xukuumadda ayaa laysla afgartay.

1. Waxaa la isla qiray, in khalad ay ahayd in Xisbiga Waddani loo diido isku soo baxa.

2. Waxaa la isla qaatay in gef weyn ahayd Xadhiga Madaxda xisbiga Waddani

3 in la sii daayo madaxda xisbiga ee xidhan iyo dadka kale ee loo xidhay muranka taagan.

Lama oga in xukuumaddu aqbashay dhinaceeda isfagaradkan balse waxa isku afgartay guddida dhexdhexaadinta iyo labada xisbi mucaarad.

Warkan waxa ii sheegau sarkaal shirka ku sugan.

Xidgasho: Weriye Xasan Galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here