Guddoomiye Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta booqasho ugu tagay qoyska Afhayeenka xidhan ee Xisbiga Haldoor Barkhad

0
368

Guddoomiyuhu waxaa booqashadiisa ku wehelinayey qaar kamid ah saraakiisha ugu sarsareysa ee Xisbiga WADDANI.

Sida oo kale Guddoomiyuhu waxa uu soo booqday Mid ka mid ah ubadka uu dhalay Xoghayaha Guud oo dalka ka sugan.

Sawirka Boqore Ahmed Abdi.
Sawirka Boqore Ahmed Abdi.
Sawirka Boqore Ahmed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here