Deg Deg : Gudoomiyihii Ururka Suxufiyiinta Solja Ee Gobalka Sanaag Cabdulaahi Xuseen Darwiish Oo Xabsiga La Dhigay + Gudoomiyaha Maxakamda Ceerigaabo Oo Xadhigiisa Amray

0
307

Deg Deg : Gudoomiyihii Ururka Suxufiyiinta Solja Ee Gobalka Sanaag Cabdulaahi Xuseen Darwiish Oo Xabsiga La Dhigay + Gudoomiyaha Maxakamda Ceerigaabo Oo Xadhigiisa Amray

Weriye Cllaahi xuseen Darwiish oo kahawlgala Telefishanka Somcabletv Ee Magaalada Ceerigaabo  Sidoo Kalena Ah Wakiilka Ururka Solja Ugu Magacaaban Gobalka Sanaag ayaa xabsiga loo taxaabay xilli uu kuguda jiray Wajibaadkiisa Shaqo Waxana Xadhiga Weriyaha amar ku bixiyay Guddomiyaha Maxkamda Degmada Ceerigaabo maxmaed axmed olol oo dhawaan losoo magcaabay Maxkamda Degmada Ceerigaabo 
Weriye Darwiish Ayaa Isla Maantaba Loo Jaray 7 Casho Oo Rumaan Ah ..
Gudoomiyaha Maxakamada Degmda Ceerigaabo Oo Shaqada Ku Cusub Lama Garanayo Halka Uu Awoodan Dheeraadka Ah Ka Keenay
Burcoonline 
Xafiiska Warqabdka Sanaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here