Shir Deg Deg Ah Oo Ay Saaka Iskugu Yimadeen Guddida Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax, Bayle Faarax Iyo Faahiye Faarax Ayaa Waxay Xilkii Kaga Qaaden Gudomiyihii Guddida Beelahasi.

0
420

Shir Deg Deg Ah Oo Ay Saaka Iskugu Yimadeen Guddida Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax, Bayle Faarax Iyo Faahiye Faarax Ayaa Waxay Xilkii Kaga Qaaden Gudomiyihii Guddida Beelahasi. Shirka guddidan oo ka qabsoomay magaalada burco ayaa guddida waxay xilkii ka qaaden gudomiye Aadan Cabdi ismaacil oo ay u cuskadeen qodabadan hoos ku xusan.

sido kale guddidu waxay sheegan inay sida u dhakhsaha badan u magacabi doonan gudomiye ku meel gaadh ah,

Wixii Warar Ah Ee kasoo Kordha Halkan Kala Soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here