Deg Deg Degmada Qoryaale Oo Loo Magacaabay Gudoomiye Cusub + Wuxuu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore

0
389

Wasiirka arimaha Gudaha somaliland ayaa Cabdiraxmaan siciid cawed umagacaabay inuu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Degmada Qoryaale.

Cabdiraxmaan waa wiil dhalinyaro ah oo ka baxay jaamacada Gollis Burco.
Alle xilka haku asturo.

 

QoryaaleNews.Net

Office Burco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here