Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Kullan Ku Wada Yeeshay Magaalada Nayroobi

0
352

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ,ayaa caasimada dalke Kenya ee Nayroobi kullan kula qaatay Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam”Axmed Madoobe”, kaasi oo lagu sheegay inay kaga wada haddleen arrimo khuseeya Somaliland iyo Somaliya iyo welibais badelka siyaadadeed ee ka socda Geeska Afrika & arrimo kale

Faysal Cali Waraabe ayaa isagu dhawaan taageero ugu muujiyey Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xukuumaddiisa, kadib markii ay Dowlada Farmaajo saartay culays siyaasadeed maamulka uu hoggaamiye Madaxweyne Axmed Madoobe ee Jubaland .

Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoor

Dhanka kale Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ku wahelinayey kullan uu la yeeshay Madaxweyne Axmed Madoobe Agaasimihii hore ee wasaaradda Shaqadda iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, kaasi oo dhawaana isagu magaalada Kismaayo kaga qayb-galay caleemo saarkii loo sameeyey Madaxweyne Axmed Madoobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here