Komishanka Cusub Ee Muranku Ka Taagan Yahay Oo Loo Diiday In Ay Guddoomiye Doortaan

0
407

Komishanka Cusub Ee Muranku Ka Taagan Yahay Oo Loo Diiday In Ay Guddoomiye Doortaan

Guddida Cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa laga hor-istaagay inay doortaan Gudoomiye ku meel gaadh ah.

 

Guddigga u kala dab qaadaya Xukuumadda iyo Mucaaraddka ayaa diiday in Guddiga Cusubi Gudoomiye yeeshaan , Arintaasi ayuu Guddiga dhex-dhexaadintu u arkeen inay sii hurinayso khilaafka hadda jooga hoose ku socda Ee u dhexeeya
Xukuumadda iyo Mucaaradka

Guddiga dhex-dhexaadinta ayaa ilaa hadda si wayn loogu amaanay jihada ay wax u wadaan.

 

Balse Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka ayaa maanta ka Tashanaya soo jeedinta Guddiga dhex-dhexaadinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here