Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ku Dhawaaaqay Qabashada Shirka Ururshe Two[2]+Waqtiguu Dhacayo[Faah Faahin]

0
386

Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ku Dhawaaaqay Qabashada Shirka Ururshe Two[2]+Waqtiguu Dhacayo[Faah Faahin]

Suldaan Siciid Yuusuf Xaaji Ducaale Oo Kamida Madaxdhaqameedka  Somaliland  Ayaa Galabta Warbaahinta kula Hadlay Deegaanka LaasgaloolOo Ku Yaala  Gobolka Sanaag Degaankaaso Maalmo Ka Hor Lagusoo Gabagabeeyay Shirka ”Ururshe’ Oo Ay Qabsadeen Mid Kamida Beelaha Dega Gobolkaasi Sanaag 
 Waxana Uu Suldaanku Shaaca Ka Qaaday Inay Qaban Doonaan Wajigii Labaad Ee Shirka Ururshe Two[2]
Suldaanka Ayaa Sheegay In Shirka Ururshe Two[2] Ay Isugu Iman Doonaan Beelaha Habarjeclo Bari Isla Markaasina Ay Gogosha Shirkaasi Ay Dhigi Doonto  Beeshii Hore Uqabsatay Shirkii Ururshe ONE[1][Axmed Faarax Biciide] 
Suldaanka Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Sheegay In Shirkaasi Laqaban Doono 1/1/2020
By Suxufi Nuuradiin Shimbir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here