Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xidhay Hotel Calanka Soomaaliya Laga Taagay & Wararkii U Danbeeyey.

0
331
Magaalada Laascanod Ayaa laga Furay Peace Hotel. Huteelkan Cusub ayaa Waxa ka Babanaaya Calan uu Ka Yimid Yahey Ka Dalka Soomaliya , Balse Ciidamada Amaanka Ayaa La Wareegay Hudheelka Hoosna U Dejiyey Calamada Soomaliya Iyo Kenya Ee Hudhelka La Sudhay.

 

Waxaana la Xidhey Weriyayal Ku Sugnaa Hudheelkan Si Ay U Tabiyaan Munasibada Furitaanka Hudheelka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here