Deg Deg : Golaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Ee Golahaas Xildhibaan Dhoobo Daareed

0
360

Deg Deg : Golaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Ee Golahaas Xildhibaan Dhoobo Daareed

Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah  Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Dowladda Puntland.
Fadhiga oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa waxaa ay cod gacan taag 39 mudane xasaanaddii uga qaadeen xildhibaan hore Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) halka Guddoomiayaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland uu ka aamusay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here