Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Ee Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.

0
324

Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.

Mareeyaha wakalada biyaha burco Oo  Xilka mareeyenimo loo soo magacaabay Aug 30, 2018 xiligaas oo uu mareeyihii hore  Jaamac Iska Casilay Xilkaasi.

Intii Uu Xilkaasi Hayey Waxa Uu Ku Kacay Talaabooyinn Hoos Udhaweyn Ku Keenay Hawlmaalmeedkii Wakaalada Biyaha Burco.,Waxanu Maareeye cabdi xakiin maxamed uu bilaabay kala faqooqid iyo Kala Jeclaysiga Shaqalaha Wakaalada Biyaha Burco.

 

Sidoo kele waxa kale oo uu meesha ka saaray Gudidii anshaxa marinta  oo shaqadoodu ahayd dabagalka iyo ka warhaynta dhaqalaha Khasnada Wakaalda  Biyaha Burco Ku Dhaca Waxyaabaha Lagu Maareeyo ,isagoona ujeedada u wayn Ee Ku Lahaana Ay Ahayd inay u fududaato habka uu lacagta u mamulaayo Wuxuuna agasimaha mamulka iyo maaliyada Wakaalada Biyah Burco Umagacaabay  Inan Ay Ku Deegaan Ka Soo Jeedaan.

 

Mareeye cabdixakiin maxamed waxa uu Sidoo Kale magacabay agaasimeyaal  cusub kuwas oo uu ka dhigay dhalin yaro badan Oo ay  isku hayb dhaw yihiin  Kuwasi Oo Kala Ah Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta , Agaasimaha hoostada iyo ceelasha

Madaxa shaqalaha wakalada biyaha.

 

Mareeyaha ayaa sidoon kalena u kordhiyey mushaharka  Agaasimeyaashan Badan EE Ay Isku Beesha Yiin Ee Uu Magacaabay.

 

Si kastaba ha ahaatee  Wakaalada Biyaha Burco Ayaa U muuqatato  Mid Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay  Waxaana Sabab U Ah Maamulka Hada  Gacanta Ku hayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here