Faahiye Iyo Xinifoow Falaadhi Gil Gilasho Kaagama Go’do !!!!!. ————————————— Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

0
450
Faahiye Iyo Xinifoow Falaadhi Gil Gilasho Kaagama Go’do !!!!!. ————————————— Saxafi Madax Banaan Qoraa Ahna Murashaxa Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood Hargeisa Somaliland Republic.

Af Xummo Nabadna Way Kaa Kaxaysaa Colaadna Waxba Kaagama Tarto !!!!,
Bini Aadamka Marka Uu Caqligiisu Fahmi Waayo Waaqaca Taagaan Waxa Soo Socdana Ma Garto, Garaadkiisuna Kama Foga Gondihiisa Waana Aqoon Darada Dadka Qaar Wehel U Noqdaan Oo Damiirkoodu Siiyo Hadba Dabayshu Dhinacay U Socoto Oo Aad Is Odhanaysid Ma Dabayl Xagaa Baa !!!!.
Dabayl Xagaaga Waxaa Lagu Yaqaanaa Marba Jiho Ayay Kaaga Imanaysaa Yadoo Xashiish Iyo Ciid Is Wadata Marba Dhinac Kaaga Keenaysa Qofkuna Hadaanu Ka Gaashaaman Dabayl Xagaaga Oo Aanu Madaxiisa Saarin Koofyad Ama Cimaamad Timihiisa Waxaa Ku Dhacaya Siigada, Ciida Iyo Xashiishka Ay Wadato Dabayl Xagaagu !!!!, Xisbigii Kulmiye Waxaad Moodaa In La Soo Kiciyay Dabayl Xagaagii Oo Marba Jiho Lagaga Keenayo Siyaasiga Rug Cadaaga Ah Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Maanta Uu Taagan Yahay Wakhtigii Uu Kulmiye Bad Baadin Lahaa, Kana Saari Lahaa Madoowga Ku Gadaaman Xisbiga Kulmiye Oo Ragg Badan Oo Miisaan Iyo Sumcad Ku Leh Xisbiga Dibadda Looga Saaray Yagoo Rayigooda Saxda Ah Ee Ay Jeediyeen Colaad Loogu Qaaday Soomaalidu Waxay Tiraahdaa Nin Talin Jiray Haddii Uu Tago Midaan Talin Jirin Ayaa Taliya !!!!!!.
Waa Dhaqamada Qadhmuun Ee Xisbi Xaakimkii Kulmiye Ee Loo Han Waynaa Uguna Shacbiyadda Badnaa Labaddii Sano Ee U Dambeeyey Kulmiye Wuxuu Taagan Yahay Saxare Lama Dagaana Oo Aanay Ka Dhowayn Muslim Loo Ciirsado, Biyo Iyo Cunto Nafta Lagu Bad Baadiyo Kulmiyana Marayo Inay Naftu Qar Qarada Dhaafto !!!!.
Soomaalidu Waxay Ku Maah Maahdaa Miidaamo Dhego Ma Leh Haddii Meleg Dhawaaqayo Shaqsiyaadka Kaba Qaadyada Ah Ee Muusanoowga Iyo Baroorta La Soo Fadhiisanaya Tv yadda.
AFEEF:

Qoryaalenews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale qoran . Qoraaga ayaa xumaanteeda iyo Wanaageda leh. xushmadeeda iyo xilkeeda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here