War Deg Dega “Guuleed oo shaqada laga eryay Maxamud Xashi Tageerta.

0
422
Maamulaha madaarka Hargeysa ayaa shaqada ka caydhiyay Guuleed Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ahaa shaqaalaha Madaarka.
Guuleed, oo aan la xidhiidhay ayaa ii sheegay in loo keenay warqadda shaqada lagaga joojinayo iyadoo loo sababeeyay qoraallo uu Face Book-ga ku baahiyay oo uu ku taageerayo siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi.
Siyaasiga shaqaalahan loo eryay ayaa u sharraxan jagada guddoomiyaha xisbul xaakimka Kulmiye.
Wariye Xasan Galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here