Musharaxa Gudoomiyaha Kulmiye Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Munaasibad Ilayartu Isqabatay La Qaatay Jaaliyada Germnay Iyo Arimaha Xafladaas Lagaga Wada Hadlay (SAWIRRO)

0
399
Musharaxa Gudoomiyaha Kulmiye Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Munaasibad Ilayartu Isqabatay La Qaatay Jaaliyada Germnay Iyo Arimaha Xafladaas Lagaga Wada Hadlay (SAWIRRO)

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo U Sharaxan Gudoomiyenimada Xisbiga Xaakimka Talada Haya ee Kulmiye Waxa Uu Intii Uu Ku Sugna Kulan Balaadhan La Qaatay Jaaliayada Reer Soomaliland Ee Kunool Dalka Germanay Waxaana Ay Iska Xogogaal Waraysteen Xaaladii Dalka Iyo Ta Dalkaas Jarmalka 
Qurbajoogta Ayaa Dhayda KA Cadeeyay Inay Taagersan Yihiin Hanka musharax Ex Wasiir Xaashi.
Geesta Kale Wasiir Maxamuud Xaashi Ayaa Ka Mahadceliyay Soo Dhaweyntaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here