War Deg Deg Ah: Madaxweyne Deni Oo Xilal Cusub Magacaabay+Waxa ay Yihiin Xilalku”

0
299

Madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid Cabdilaahi Deni oo ku suggan Magaalada Boosaaso ayaa magaacabay masuuliyiin cusub kuwaas oo kala ah Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Hayland iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool.

Cabdisalaam Maxamed Muuse ayaa loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka Gobolka Hayland, Halka Gaashaanle sare Cismaan Yuusuf Muuse loo magacaabay taliyaha qaybta booliska Gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here