Ramaax Oo Xorriyadiisa Dib U Helay Kadib 20 Maalmood Oo Uu Xidhnaa

0
339

Xoghaya arrimaha gudaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa goor dhawayd xorriyadiisa dib u helay ka dib muddo 20 maalmood ah oo uu ku xidhnaa magaalada Hargeysa.

Xoghaye Ramaax ayaa la sheegay in lagu sii daayay damaanad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here