Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada

0
396
Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Qaadacay Doorashada Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska MadaxtooyadaGalmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay.

 

Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta mucaaradka ayaa si rasmi ah uga horyimid jadwalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here