Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Guri Dab-qabsaday Oo Ku Yaala Magaalada Burco.

0
425

Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Guri Dab-qabsaday Oo Ku Yaala Magaalada Burco.

 

Inta la xaqiijiyey laba caruura ayaa ku geeriyooday dab ka kacay guri ay ku jireen oo ku yaala xaafada Plaza ee magaalada Burco.

Lama garanayo ilaa hadda sababta dabka dhalisay.

Allah haw naxariisto, waalidkoodiina samir iyo imaan haka siiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here