Wejiga Labaad Ee Horumarinta Gobolada Ee Sanduuqa SDF Oo Loo Sad-bursiiyey Gobolada Galbeedka.

0
483

Sanduuqa horumarinta somaliland ee SDF oo la shaaciyey ayaa waxaa gobolada bariga somaliland loo qoondeeyey in 32% laba iyo sodon boqolkiiba lagu horumariyo halka 68% ka kalena lagu maalgalinayo gobolada galbeedka somaliland.

 

Caasimada hargaysa ayaa loo qoondeeyey inay hesho 40 kamida qoondada loogu tala galay gobolada galbeedka somaliland taas oo kabadan qoondada sedexda gobol ee bariga somaliland.

 

Gobolka togdheer ayaa noqonaya gobolka ugu qoondada yar iyadoona 5% boqolkiiba shan loogu tala galay in lagu horumariyo.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here