Qaar Kamid Ah Kaamirooyinkii Dowlada Ku Xidhay Muqdisho Oo Saakay La Qarxiyay

0
364

Waxaa saakay aroor hore magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga Maka Al mukarama mar qura laga maqlay qaraxyo miino , waxaana qaraxyadan qal qal badan ku abuureen dadka ku dhaqan hareeraha laamiga Maka Al Mukarama.

Qaraxyadan ayaa dhacay xiligii salaada subax waxa ayna dadku inta badan moodayeen in ay hoobiyaal yihiin, hasa ahaatee waxaa saakay la ogaaday in qaraxyada ahaayeen kuwa lagu qarxiyay kaamirooyin dowlada ku xirtay laamiga Maka Al mukarama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here