Maxaad Kala Socotaa Xiisaha Ay Leedahay Taariikhda 02/02/2020

0
386

 Khubarada xisaabta ee guud ahaan caalamka ayaa u dabaaldagayay maalin ay nadir tahay , taasi oo ay dhif iyo nadir tahay in la arko islamarkana dadka nolashooda hal mar soo marta.

Tani dabcan, waa marka ay xisaabaadka taariikhaha isku beegmaan sida 02/02/2020 .

02/02/2020 haddii aad gadaal ka soo aqriso ama horey waa isku mid taasi oo ah mar la arag.

Iyada oo taariikhaha hor iyo gadaal isku si lo aqrin karo ay yihiin kuwa yimaada islamarkana taga ayaa hadana – 20/02/2002 waxay leedahay xiiso gaar ah.

Xilligii ugu dambeeyay ee ay xisaabto isku aado ayaa ahayd 11 November 1111.

Waqti dheer ayaa la sugi doono in xisaabta ay isku aado marka hor iyo gadaal loo aqriyo oo waxay ku beegan tahay 12 December 2121.

Qaar badan oo ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa aad u hadal hayay taariikhda 20/02/2002 oo marka dib iyo horey loo aqriyaba isku midka ah.

Balse dhanka kale qaar ka mid ah dadka ayaanan ku baraarugsanayn isku aadka xisaabahan.

Haddii aan dib u milicsano xisaabaha iska aada islamarkana isku midka ah marka horey ama dib loo aqriyo.

01/01/1010

11/11/1111

02/02/2020

12/12/2121

03/03/3030

04/04/4040

05/05/5050

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here