Booliska Hargaysa Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah

0
323

Booliska Hargaysa Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah -Ciidanka booliska magaalada Hargeysa ayaa gacanta ku soo dhigay nin laba todobaad ka hor dil u gaysta marxuum ku sugnaa degmada Gumar ee gobolka Hawd.

Cali Muuse Xassan oo ah ninka dilka gaystay ayaa shalay galbtii laga soo qabtay deegaanka Xaraf oo ku taala duleedka galbeed ee magaalada Hargeysa. Sidaasi waxaa waxaa warbaahintaxaqiijiyey qaar ka mid ah waxgaradka iyo cuqaasha oo mudooyinkii u danbeeyey ku raad joogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here