Deg Deg Soomaliland Oo Waraaq Diidmo Imaanshiyaha Farmaajo Oo Toos Ah Udirtay Itoobiya Hada

0
346

Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, Taas oo ay ku muujisay in aanay Ogolayn in uu Madaxweyne Farmaajo yimaado Caasimadda Somaliland ee Hargeisa.

Warqaddaasi ayaa Nuxur ahaan loogu sheegay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Abiy ahmed, in aanay Somaliland diyaar u hayn in ay Hargeisa kusoo dhawayso Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. sida ay ii Xaqiijiyeen Ilo wareedyo Muhiim ah oo aad lagu kalsoon yahay.

Eng Cabdishakuur Tayib Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here