Ganacsatada Somaliland Oo Looga Digay Inay Ka Faa’iideystaan Coronavirus

0
256
Iyadoo shalay Gudiddii Somaliland u saartay ka hortaga cudurka Coronavirus ay soo saareen go’aano lagu yaraynayo isu imaatinka bulshada, ayay qaar ka mid ah dhaqale yahanada ku nool magaalada Hargeysa uga digayaan inay ganacsatada inay ka faa’iideystaan fayruskan.

Dhaqaalyahanada ayaa ka digay in ganacsatada ay isku dayaan inay kor u qaadaan badeecadaha daruuriga ah sida raashinka oo kale, waxaanay ugu baaqeen In Maceeshada Iyo Dhamaan Dawooyinku Ay Qiimahoodii Sare Uga Kicin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here