“Ma Jiro Halkiis Oo Laga Helay Somaliland Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Si Adag U Hadlay

0
306

“Ma Jiro Halkiis Oo Laga Helay Somaliland Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Si Adag U Hadlay

Gudoomiyaha Gudida Xakamaynta Iyo Ka Hortaga Cudurka Coronovirus Ahna Wasiirka Caafimadka Somaliland Ayaa Sheegay Inaanay Jirin Hal Kiis Oo Cudurka CoronoVirus Ah Oo Somaliland Ka Jira Waxaanu Wasiirku Xusey Inay Kiisas Ka Jiraan Dalalka Jaarka La Ah Somaliland Oo Ay Itoobiya Ugu Horeyso.

Axmeddahir Nuux Nasabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here