Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Fariin Dhamaan Ganacatada Iyo Shirdaha Ka Shaqeeya Gudaha Jamhuuriyada Somaliland.

0
337

Gudidda Qandaraasyada Qaranka Somaliland waxay ogaysiinaysaa dhamaan ganacsatada iyo
shirkadaha kala duwan ee dalka inay dhaqan gelinayso nidaam cusub oo ah nidaamka daahfurnaanta
mashriicda Dawlada iyada oo Qiimaha Iibka(Selling Priceka) ay dawladu wax ku Doonayso Laga soo
Saari doono Qiimayaasha ay ganacsatadu soo gudbiyaan ama ay soo xaraystaan iyada oo la
isticmaalayo hab celcelis ahaana laguna so saari Doono Qiimaha Cusub ee Dawladu wax ku iibsan
doonto iyada oo Ganacsatada ama shirkadlaydu fadhiyaan isla Goobta lagu samaynayo

FG: Iyado laga duulayo qiimaha dawladu usargooysay

Image may contain: text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here