Xildhibaan Shiine Faliidh Oo Tacsi Udiray Eheladii Uu Ka Baxay Maayirkii Hore Ee Burco Oo Manta Geeriyooday

0
473

Xildhibaan cabdirisaaq xuseen obsiiye (shiine faliidh ) Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyskii Qaraabadii Shacabka Gobolka Togdheer Iyo Guud Ahaan Umada Reer Soomaliland Geerida Maanta Ku Timi Maayirkii Hore Ee Degmada Burco

Marxuun Cabdirisaaq Maxamed Toor Oo Ku Geeryooday Magalada burco.Xildhibaanka Ayaa Ka Markhaati Kacay Inuu Ahaa Marxuumkaasi Shaqsi Dadnimo Jecel Isla Markaana Juhdi Badan Galiyay Horumarka Gobolka Togdheer .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here