Tacsi Tiiranyo Leh Oo Ku Socota Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Yaasiin Cali Cabdile (Kornayl tamaad)

0
380
Gudoomiyaha gobolka togdheer Xamse Maxamed Cabdi,
Isuduwaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Tobolka Togdheer Siciid Saleebaan Nuur,
Odey: Maxamed Diiriye Afxakame (Taleex)
Jaamac Max’ed Diriye (Jaamac taleex)
Iyo Dhamaanba Reer Diiriye Afxakame gudo iyo Dibedba Meelkasta Oo ay Joogaan,
Waxay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Saleebaan Yusuf Cali koore Ka tacsiyadenayaan Alle ha u naxiirstee Geerida Marxuum Yaasiin Cali Cabdile (Kornayl tamaad) Oo kamid ahaa Ehelada Wasiirka Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa ,
Waxay Marxuumka ilahay uga baryeyaan inuu Naxariistii Janno Fardowsa Ka Waraabiyo Ehelkii ,qarabaadii Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Ka baxayna Samir Iyo iimaan Ka Siiyo Aamiin aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here