Deg Deg “: Weriye Ka Tirsanaa Warbaahinta Muqdisho Oo Xalay Dil Tooray Loo Adeegsaday Loogu Gaystay Magaalada Muqdisho

0
278
Faahfaahinta Dilka Marxuum Weriye Siciid 
dilkii wariye saciid oo caawa lagu dilay magalada muqdisho alla yaa raxma.
Wariye saciid yuusuf cali ayaa caawa u geeriyooday weerar loo adeegsaday toorey .
Nin la sheegay in uu ku hubeysnaa toorey ayaa dhowr meel kala dhacay .
Dhaawaca wariye saciid ayaa loo la cararay isbitaalka madina.
Nasiib daro dhexda ayuu ku geeriyooday marxuumka sida ay Sheegey qaar kamid ah ehelada marxuumka.
Maalinimada beri ayaa la aasi doonaa hadduu alle idmo.
Saciid yuusuf cali waxa uu ka tirsanaa bahda saxafada gobolka banadir wuxuu mudooyinkii dambe la shaqeynayey tvga kalsan xaruntiisa mangala muqdisho. 
Horey waxa uu ugu soo shaqeeyey dhowr xarumo warbaahineed sida radio danan.
Radio risala.radio starfm muqdisho.haatuf radio
Allahu ha u naxariiste marxuum saciid ayaa ifka kaga tagay labo will iyo hooyadood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here