Laba Qof oo cusub ayaa Xanuunka Covid_19 ugu Geeriyooday Somaliland, taasina tirada Dadka Xanuunkaa ugu Geeriyooday Somaliland ka dhigaysa 17 Qof

0
306

Sidoo kale, waxa xanuunka laga helay Xanuunka laga helay 14 Qof oo cusub, taasina waxay tirada Dadka gudaha Somaliland ku sugan ee Xanuunka qaba ka dhigaysaa 217 Qof.

Sidaana waxa Goor dhawayd Shaaciyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo War-bixinta Maalinlaha ah ee Xanuunka Covid_19 la wadaagay Warbaahinta.

Labada Qof ee Xanuunka u dhintay ayaa ku kala sugnaa Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama, sida Agaasimuhu sheegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here