Kumuu Gefin Shakhsiyaad Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo….” Boqor Buurmadow

0
407

Gudoomiye faysal cali waraabe shirkiisii jaraaid ee shalayto kumuu gefin shakhsiyaad kumana weerarin.
Ee wuxuu kugefay beelaha harti iyo habarjeclo
Isagoo ku guubaayey beelaha dhulbahante
Inay habarjeco kasoo eryaan qorulugud iyo coodanle iyo caynaba waa wax aad loolayaabo hadalka kasoo baxay gudoomiye faysal wuu kadabategay iskuna day inuu saxo hadalkii uu ku aflagaadeeyey beelaha harti inkasta oo uukasiidaray dhiiqona siidabaashay
Hase yeeshee eedii uukulakacay beelaha habarjeclo

Wuu kusii adkaystay faysal waxbadan
Wuu amaanijiray habarjeclo taageero fiicana wuu kuhaystay aniga aragtidayda faysal aad umayaqaano dhaqanka beelaha habarjeclo habarjeco lama amaano hadii la amaanona lama caayo oo xukinkeedu waa qisaas
Alle hawnaxariistee waxa aad u amaanay
Habarjeclo abwaankii Waynaa ee ismaaciil yawle mudo kadib ayuu gabyey wuxuu ku yidhi
Mamaroodi baan habarjeclooy idinku miisaalay
Ma mooyaan idiintumay gunwaa loo mashxaradaaye hadaba faysal waxaa ku waajibtay inlamariyo jawaabtiisuna ahaandoontaa magligaad afaysaa ku ogayn muruq yawloowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here