Dad Badan Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool

0
546

Saddex iyo toban qof ayaaa ku dhaawacmay Shil gaadhi oo saaka ka dhacay duleedka Degmada Yagoori ee gobolka Sool.

Dadka dhaawaca ayaa la geeyey Cisbitaalka Magaalada Laascanood , Waxaanay wararku sheegayaan in ay culus tahay xaaladda dadka qaar ka mida .

Ma aha shilkii ugu horeeyey ee degmada ka dhaca balse waxa hore uga dhacay shilal ay dad ku dhinteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here