Fanaankii Caanka Ahaa Ee Cabdi Tahliil Oo Geeriyooday

0
487

Fanaankii waynaa ee soomaaliyeed Cabdi Tahliil Wasame ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen xubno ehelkiisa ka mid ah.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa fanaan Tahliil ku xasuusan doonaa hodantinimada fanka uu ka gaadhay.

Ilaahay haw naxariisto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here