Xaafado Ku Yaala Magaalada Hargeisa Oo Dab Xoogani Ka Kacay

0
428

Xaafado Ku Yaala Magaalada Hargeisa Oo Dab Xoogani Ka Kacay

 

Xaafado Ku Yaala Magaalada Hargeisa Oo Dab Xoogani Ka Kacay Xaafada Ugu Balaadhan Barakacayaasha Degan Magaalada Hargeisa,Oo Lagu Magacaabo Xaafada Istanbul Ayaa Gubatay Kadib Markii Dab Xoogani Ka Kacay,

Dabkan Oo Ahaa Mid Weyn Ayaa Gumay Guryo Iyo Hanti Badan Oo Ay La Haayen Dadkaas Barakacayaasha Ah,Aqalada Gubtay Waxay U Badnaayen Aqal Somali,
Ilaayo Hada Lama Cadayn Wax Khasaare Nafeeda Oo Uu Sababay Dabkaasi,Mana Jirto Cid Ka Hadashay Sababta Keentay Dabkan Xoogan Ee Dhibaateeyey Bulshada Danyarta Ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here