Shacabka Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Usoo Dhaweeyay Badhasaabka Cusub Ee Gobalka Togdheer Dhawaan Madaxwayne Biixi Usoo Magacaabay.

0
783

Shacabka Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Usoo Dhaweeyay Badhasaabka Cusub Ee Gobalka Togdheer Dhawaan Madaxwayne Biixi Usoo Magacaabay.

Maxamed Diiriye Xayd Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Mid wuu balan qaaday oo wuxuu yidhi”

“Waxa Igu Axdiga Illaahay ah inaan idiinku shaqeeyo cadaalad iyo midnimo” “

Mid kalena wuu codsaday Oo Wuxuu Yidhi “

“Reer Burcoow Sidaad Soo Dhaweyntayda Ugu Midaysan tihiin Ugu Midaysnaada Inaad Igula Shaqysaan”

Warkan Oo Faah-fahsan Goordhow La Soco

Image may contain: 8 people, people standingImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 9 people, people standing and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here