Golaha Wakiillada Oo Sheegay Kalsoonidii Kala Noqdeen Faysal Cali Waraabe Iyo Dacwad Ay Dalbadeen In Lagu Soo Oogo

0
351

SLT-Hargeysa)-Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID.

Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inuu kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID.

Akhriso go’aanka Golaha wakiillada Somaliland ay ka soo saareen Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here