DEG DEG:Dagaal U Dhaxeeya Laba Beelod Oo Hada Ka Socda Deeganka Horufadhi Oo Ka Tirsanm Gobalka Buuhodle.

0
489

Dagaal u dhaxeeya labo beelood oo walaalo ah ayaa ka bilowdey deegaanka hurufidhi oo ka tisan Buuhoodle, waxaana uu salka ku hayaa shaqaaqooyin dhex-marey labadaasi beelood.

Dagaalkan ayaa kuso beegmaya xili shaqooyin badani ay ka taagan yihiin gobalada bariga jsl, sido kalana gobalka buuhodle uu ku sugan yahay siyaasi ex wasiir saleeban xaglatoosiye oo hore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadii madaxwayne siilanyo ee somaliland,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here