Fariin Xanuun Badan Oo Ay Walasheen Faadumo Ka Soo Dirtay Xabsiga Abu Qurayb Ee Ciraaq.

0
689
Anigu Waxaan ahay walashiin faadumo ,
 
Waxanad tahay walaalkay oo ilahay igula mataanaysiiyay xaqa iyo diinta suuban ee islaamka.
 
Walaalahayga Muslimiinta ah ee Ilaahay dartii ujahaadayow maxaan idin idhaahda!
 
Uurkayagii waxaa ka buuxsamay garacyo /wacalo ama ilmo sinayaal hadba sidaad utaqaanan. Waxaa sidaa noo galay doofaradii nasoo afduubtay ee meesha na keensaday,ayaga ayaa dhawrsoonidayadii ku ciyaaray iyaga oo naga maadsanaya, mise waxaan idin idhaahda jidhkayagii ayay muuqiisi badaleen sidii ay noo garacayeen jidh dilayeen noona cadaabayeen ayaanu gabigabaygiiba doorsoonay ,indhaha ayay candhuuf nagala dhaceen oo way na dulaysteen laabahayagana inay quraanka kariimka ah ka tir tiraan ayay isku dayeen .Allahu Akbar Allahu Akbar.
Miyaydaan dareemayn xaalkayaga miyaydan dhaadanayn waxaa aanu ku suganahay ,madhaba inaydaan ogayn oo dooc iyo dareenba ka haynin waxaa nala marinayo. waar anagu waxaanu nahay hablihiini walalihiin ahaa ilahayna wuu naga kiin xisaabinayaa waxa nagu dhacaya ee aad ka aamusan tihiin , ilaahay baan ku dhaartaye habeenkasta oo aanu habeensano oo gabalku noo dhaco mid kamida wuxuushta askar ku sheega maraykan ayaa nasoo beegsada .oo shahwo isaga dabada ka riixaysa nagu guta oo nagu raaxaysta dhana naga garaaca jidhkayaga oo na googooya , hablahayaga sidaa loo galayaana xitaa bikradayadii waanu qabnay oo waanu iska ilaalin jiray in uu nin na taabto cabsi anu ilahay ka baqayno darteed. Waar ilahay ka cabsada oo xaalkayagan aanu ku suganahay ilahay kaga cabsada .nolol iyo aayo kama jirto meeshan kaalaya oo nala laaya oo anaga iyo iyagaba meesha nagu laaya nagu dumiya meesha oo kolayba anagu ka bixi maynee yaanay iyaguna ka bixin walaalahoyow sidan aanu ku jiro si noogu dhaama oo xaalkayagan eega. ilayn idinka ayaa noo raga oo islaamnimo na midaysaye hanagu eegina xaalkan ah in xaaran nalagaga sinaysto oo nala garaaco oo goor iyo ayaanba na kufsadaan oo shahwadooda xabsigaas noogu haystaan ilahay karaamadiisa ayaanu idinku dhaarinaye hanagu eeganina sidatan. iska daaya diyaradahooda iyo kaarayashoda dabada urasaysan ,soo aada dhankayaga dhanka gudaha dhanka xabsiga abu qurayb . Aniga Oo Qudha maalin kaliya ayay sagaal jeer ikufsadeen Waxaana ii kala kacay oo fursada isu baneeyay sagaal nin hal maalin oo kaliya ayanan xaaladaas la kulmay waar miyaydaan caqli iyo garaad lahayn miyaydaan dhaadanayn waxaa aanu kusuganahay , bal suuraysta walaashiina idinla dhalatay oo hortiina lagu kufsanayo maxaad aniga ii suuraysan waydeen ilayn walaashiin baan ahaye. waxay naga mamnuuceen salaadi waxayna naga siibeen dharkayagii oo anaga oo qaaqaawan ayaanu xabsigaas dhex joognaa waxaana nalagu hor kufsada meel cid waliba naga arkayso oo nagu qoslayso naguna maadaysanayso . Allahu Akbar Allahu Akbar
 
 
Shaybe Cumar Cismaan
 
 
 
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here